Fanaanada Xaliimo Gobaad oo xajka joogta ayaa sheegtay in ay fankii isaga baxday,
/>
/>
iyadoo dadka ugu baaqday in aanay dhageysan heesaheeda.
Waxay ka mid noqoneysa mid ka mid ah fanaaniinta ugu cabana ee ugu magaca ugu dambeyay fanka
Somalida.
Hadaba sideed u aragta go'aanka ay qaadatay
Fanaanadii hore ee ex. Haliimo gobaad,
Fikirkaaga xaga hoose noogu dhaaf,.